Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirkii caafimaadka ee Kisumu oo geeriyooday

Wasiirkii caafimaadka ee Kisumu oo geeriyooday

Wasiirkii caafimaadka ee dowlad deegaanka Kisumu Prof. Boaz Nyunya ayaa lagu soo warramayaa inuu geeriyooday.
Waxaa uu maanta ku dhintay isbitaal ku yaalla magaala madaxda wadanka ee Nairobi.
Guddoomiye ku xigeenka dowladda ismaamulka Kisumu Mathew Owili ayaa xaqiijiyay geerida Boaz.
Waxaa uu intaa ku daray inuu mas’uulkan xanuunsaday xilli uu howlo shaqo u joogay Nairobi.
Owili ayaan faahfaahin dheeraad ah ka bixin xanuunka laga daweeynayay wasiirka caafimaadka ee Kisumu ee uu u geeriyooday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments