Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xisbiga UDA oo kulan ku qabtay xaafadda Islii

DHAGEYSO:Xisbiga UDA oo kulan ku qabtay xaafadda Islii

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Garissa Canab Suuboow iyo senatarrada kala ah Falxada iimaan iyo Millicent Omanga oo labaduba aqalka sare si magacaabid ah ku galay ayaa xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji , magaalada Nairobi kulan kula yeeshay haweenka mas’uuliyiinta ah iyo ganacsatada.
Dadka shirka ka qayb galay ayaa ballanqaaday inay taageeri doonaan qorshaha horumarimeed ee xisbiga UDA.
Siyaasiyiinta oo warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay waxyaabaha shirka diiradda lagu saaray ayaa yiri.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments