Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Barasaabka Kitui oo isbitaalka laga saaray

Barasaabka Kitui oo isbitaalka laga saaray

Waxaa isbitaalka Nairobi Hospital laga saaray guddoomiyaha dowlad deegaanka Kitui Charity Ngilu oo laga daweeyay cudurka COVID19 oo dhawaan saameeyay.
Mrs. Ngilu ayaa sheegtay in hadda ay xaaladeeda caafimaad soo hagaagayso.
Saraakiisha caafimaadka ayaa u oggolaaday inay isku daryeesho guriga.
Dhakhaatiirta ayaa sheegay in Ngilu aynan xaaladeedu khatar ku jirin oo ay xita awooddo inay taleefoono dirsato oo ayna la hadasho dadka soo booqanayay.
Maalinkii Talaadada ayay ahayd markii uu dhigeeda Machakos Dr. Alfred Mutua shaaciyay in barasaabka ismaamulka Kitui uu haleelay cudurka COVID19.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments