Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka arrimaha gudaha oo soo jeediyay in ka xakameeyo siyaasad xumada jirta

Wasiirka arrimaha gudaha oo soo jeediyay in ka xakameeyo siyaasad xumada jirta

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in lala tacaalo qaabka ay u dhaqmayaan siyaasiyiinta wadanka ka hor doorashada guud ee sanadka 2022-ka.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in laga hor tago fal kasta oo wax u dhimi karo xasiloonida guud.
Wasiirka ayaa dhanka kale sheegay in dowladdu ay ka go’an tahay soo afjaridda colaadda u dhexeysa xoolo dhaqatada iyo beeralayda ismaamulka Laikipia .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments