Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha dalka iyo Raila oo billaabaya socdaal qaran

Madaxweynaha dalka iyo Raila oo billaabaya socdaal qaran

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta iyo madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa la filayaa inay guda galaan socdaal ay ku marayaan qaybaha kala duwan ee wadanka.
Waxay dadweynaha faahfaahin ka siin doonaan faa’iidooyinka laga dhaxlay heshiiskii taariikhiga ahaa ee dhex maray 9-kii bishii saddexaad ee sanadkii 2018-kii.
Safarka labadan mas’uul ayaa billaaban doono toddobaadka soo socdo.
Is-afgaradkii Uhuru iyo Raila oo yimid xilli si wayn loogu kala qaybsanaa siyaasadda ayaa horseeday qorshaha sharci beddelka ee BBI.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments