Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Safaaradda Soomaaliya oo hakisay shaqooyinkii ay qabanaysay ee Koonfur Afrika

DHAGEYSO:Safaaradda Soomaaliya oo hakisay shaqooyinkii ay qabanaysay ee Koonfur Afrika

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa muddo laba isbuuc ah hakisay howlahii ay qabaneysay sababo la xariira xanuunka Covid-19 oo la sheegay inuu wadankaas si aad ah ugu sii faafayo.
Cabdalla Cali oo ah safiir ku xigeenka 1-aad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Africa ahna la taliyaha 1-aad ee safiirka ayaa Warbaahinta la hadlay.
Waxaa uuna Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka koonfur Afrika ugu baaqay ina Markasta Taxadar dheeraad ah Muujiyaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments