Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Mid ka mid ah hoggaamiyaasha mucaaradka ee Tanzania oo lagu eedeyay argagixisanimo

Mid ka mid ah hoggaamiyaasha mucaaradka ee Tanzania oo lagu eedeyay argagixisanimo

Maxkamad ku taalla wadanka Tanzania ayaa mid ka mid ah madaxda mucaaradka ee dalkaasi ku soo oogtay dacwad ah inuu ku lug lahaaday falal dambiyeedyo la xiriira argagixisanimo.
Freeman Mbowe ayaa la qabtay maalmo ka hor xilli uu isku diyaarinayay inuu ka qayb galo kulan ku saabsan isbeddel dastuuri ah.
Mas’uulkan iyo 10 eedeysanayaal oo kale ayaa la xiray xilligaas oo laga qabtay magaalada Mwanza.
Hasa ahaate xisbiga Chadema ee ay madaxdan ka tirsan yihiin ayaa madaxweyne Samia Suluhu Xassan ku eedeyay inay sii waddo nidaamkii keli talisnimada ee John Magufuli.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments