Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Makueni oo sheegay inuu diyaar u yahay in laga saaro Wiper

DHAGEYSO:Barasaabka Makueni oo sheegay inuu diyaar u yahay in laga saaro Wiper

Guddoomiyaha dowlad deegaanka Makueni Prof.Kivutha Kibwana ayaa sheegay inuu diyaar u yahay soo afjaridda xubinimadiisa xisbiga Wiper.
Tani ayaa timid ka dib markii uu xisbigu u qoray warqad digniin ah.
Waxaa lagu eedeyay inuu siyaasad ahaan isla simaya madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka oo uunan daacad u ahayn.
Hasa ahaate Prof. Kibwana oo dhawaan taageero siyaasadeed ka helay waxgaradka qowmiyadiisa ayaa sheegay in aynan jirin cid ka hor istaagi karto inuu u tartamo madaxtinimada wadanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments