Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Cayaaraha Ramla Cali ku guuldarsatay tartankii cayaaraha olimbakada

Ramla Cali ku guuldarsatay tartankii cayaaraha olimbakada

Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysay tartanka cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco.
Ramla ayaa waxaa ay is wajaheen gabar kale oo ka socotay dalka Romania.
Gabadha ayaa lagu magacaabaa Maria Claudia Nechita.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments