Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynaha Lebanon oo ku howlan wadatashi uu ku soo magacaabaya ra’iisul wasaare

Madaxweynaha Lebanon oo ku howlan wadatashi uu ku soo magacaabaya ra’iisul wasaare

Madaxweynaha dalka Lubnaan Michel Aoun ayaa guda galay wada hadalo uu kula tashanaya baarlamaanka si uu u soo magacaabo ra’iisul wasaare cusub.
Kulamadan ayaa abaare 10:30 barqanimo ee saacadda dalkaasi ee maanta ka billowday qasriga Baabda Palace.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ay socon doonaan ilaa galinka dambe.
Waxaa la filayaa inuu aqlabiyadda codadka baarlamaanka helo Najib Mikati oo ah bilyaneer horay u soo noqday ra’iisul wasaaraha Lubnaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments