Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Adeegga korontada oo la gaarsiinaya Xuluuqo

DHAGEYSO:Adeegga korontada oo la gaarsiinaya Xuluuqo

Dowladda dhexe ayaa adeegga korontada gaarsiinaysa degmada Xuluuqo ee deegaanka Ijara ismaamulka Garissa.
Wasiirka wasaaradda tamarta ee dalka Charles Keter ayaa mashruuc arrinkan la xiriira xariga ka jaray.
Waxaa uu sheegay in dadweynaha halkaasi ku nool ay adeeg koronto heli doonaan labo toddobaad gudahood.
Mr. Keter ayaa shaaciyay in dowladda dhexe ay lacag dhan 1.2 bilyan oo shilin u qoondeysay in loo adeegsado howlaha tamarta ee ceelasha biyaha iyo dugsiyada ismaamulka Garissa.
Waxaa uu intaa ku daray in 15 bilyan oo shilin loogu tala galay xallinta baahiyaha dhanka tamarta ee 14 ismaamul oo aynan roobabku ku badneyn loona yaqaano ASALs.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments