Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Wasiirka caafimaadka ee Ingiriiska oo lagu dhaliilay hadal ku saabsan COVID19

Wasiirka caafimaadka ee Ingiriiska oo lagu dhaliilay hadal ku saabsan COVID19

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee boqortooyada Ingiriiska Sajid Javid ayaa dhaliil xooggan kala kulmay hadal uu jeediyay oo ku saabsanaa cudurka COVID19.
Waxaa uu ku baaqay in aan laga cabsan cudurka oo ay dadku bartaan sidii ay ula noolaan lahayeen.
Hasa ahaate wasiirka ayaa lagu eedeyay inuu dadka u horseedaya inay fududeystaan halista caabuqa isagoo dhaawacaya quluubta dadka ay eheladooda u geeriyoodeen fayraska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments