Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ugu yaraan 135 qof oo ku dhimatay daadadka India

Ugu yaraan 135 qof oo ku dhimatay daadadka India

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in in ka badan 135 qof ay ku dhinteen wadanka India .
Tani ayaa timid ka dib markii daadad iyo dhul go’o ay ka dhasheen roobab culus oo halkaasi ka da’ay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in kooxaha samata bixinta ay weli raadinayaan dad la la’yahay.
Tani iyo Khamiistii ayay roobab ka da’ayeen xeebta galbeed ee India iyadoo waaxda saadaasha hawada ee wadankaasi ay ka digtay in roobabku ay sii socon doonaan maalmaha nagu soo aaddan.
Gobolka Maharashtra keliya waxaa ku dhintay 114 ruux oo ay ka mid yihiin in ka badan 40 uu dhulku la go’ay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments