Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Ducaale oo sheegay in aan dib loo dhigi karin doorashada guud

Ducaale oo sheegay in aan dib loo dhigi karin doorashada guud

Xildhibaanka deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in aynan suuragal ahayn in dib loo dhigo taariikhda ay dhacayso doorashada guud ee sanadka 2022-ka.
Waxaa uu xusay in dastuurka dalka uu qeexaya xilliga habboon ee codeynta sidaas awgeedna xita madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta uunan taasi beddeli karin.
Ducaale ayaa siyaasiyiinta soo jeediyay in doorashada dib loo dhigo ku tilmaamay kuwo aan diyaar ahayn.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments