Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dhallinyaro Muqdisho ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan inay doorasho xalaal ah...

DHAGEYSO:Dhallinyaro Muqdisho ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan inay doorasho xalaal ah wadanka ka dhacdo

Qaar ka mid ah Dhallinyarada ku ku Nool degmooyinka Gobolka Banaadir ee Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta sameeyay isku soo bax ay ku dalbanayeen in wadanka ay ka dhacdo Doorasho Xor iyo Xaal ah.
Dhallinayaradaan oo ka kala yimid 17 degmo ee Magaalada Muqdisho ay ka Kooban tahay ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ay doorashadu qusayso inay soo Xulaan dad Matali karaa shacabka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments