Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Midowga musharraxiinta oo taageeray go'aan kasoo baxay Rw Rooble

Midowga musharraxiinta oo taageeray go’aan kasoo baxay Rw Rooble

Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweyne ee dalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabadii uu Ra”iisul Wasaare Rooble xilalka ugu qaaday Saraakiil ka tirsaneyd Hay’adda NISA.
Waxaa ayfariin u direen Madaxweynaha Soomaaliya oo u muddo xileedkiisu ku ekaa 8-dii bishii Labaad ee sanadkan Maxamad Cabdullaahi Farmaajo.
Ugu horeyn Golaha Midowga ayaa taageeray go,aankii uu Ra”iisul Wasaare Rooble xilalkii ugu qaaday Madaxii Shaqaalaha ee hay’adda NISA Cabdullaahi Kulane (Jiis Mariixaan) iyo Taliyihii NISA ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Cabdiwahab Sheekh.
Tillaabadan ayaa ka dambeysay ka dib markii shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho loo diiday in uu ka safro guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo, Nuur Macalimow.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka ay soo saareyn midowga musharaxiinta madaxweynaha 2021-2025.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments