Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dad ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay wadada weyn ee Mombasa

Dad ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay wadada weyn ee Mombasa

Saddex qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Tangu oo u dhow Magaalada Salama ee marta wadada Mombasa
Taliyaha booliska ee ismamaulka Makueni Joseph Ole Napeiyan ayaa sheegay in shilka uu dhacay abaare 7:30 subaxnimo ee maanta.
Gaarika galay shilka ayaa ku soo wajahna caasimadda dalka ee Nairobi waxaa uuna ku dhacay baabuur kale oo xamuul ahaa taas oo keentay in dadka ay dhintaan.
Dhamaan rakaabkii saarna gaarika yar oo shilka galay ayaa isla goobta ku geeriday .
Dadka ku nafwaayay shilkan ayaa kala ahaa laba rag ah iyo haweeney.
Darawalkii kaxaynayay gaarika xamuulka ayaa la sheegay inuu baxsaday shilka kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments