Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Barasaabka Nakuru oo ku baaqay in xisbiga Jubilee laga saaro David Murathe...

Barasaabka Nakuru oo ku baaqay in xisbiga Jubilee laga saaro David Murathe iyo Raphael Tuju

Guddoomiyaha ismaamulka Nakuru ee bolka Rift Valley Lee Kinyanjui ayaa ku baaqay in guddoomiye ku xigeenka xisbiga talada wadanka haya ee Jubilee David Murathe iyo xoghayaha guud Raphael Tuju laga saaro xisbiga.
Waxaa uu xusay in xisbiga Jubilee u baahan yahay dib u habeyn guud ka hor doorashada 2022-ka
Waxaa uu intaa ku daray xubnaha xisbiga ay kalsoonidii kala noqdeen David Murathe iyo Raphael Tuju.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments