Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Nigeria oo 10 nin ku xukuntay 12 sano

Nigeria oo 10 nin ku xukuntay 12 sano

Maxkamada ku taalo Magalada Lagos ayaa rag 10 ah k uxukuntay xabsi 12 sano ah, ka dib afduub ay u geyteen muwadiniin Shiines ah sanadkii tagay.
Saraakiisha ayaa u arka xukunkaasi inuu ka jawaabayo burcada xeebaha dalka Nigeria.
Garsooraha maxkaamda sare Ayokunle Faji, ayaa ku ganaaxay ragga min 250,000 oo lacagta dalka Nigeria ah. Waxaa uuna sheegay in afduubka loo geystay saraakiisha markabka ee 18 ahaayeen ay ahayd mid ceeb ku ah dalka isla markana dhaqaalaha saamayn ku yeelatay.
Kooxda diifaca raggan ayaa sheegay inay racfaan ka qaadan doonaan go’aanka maxkamada.
Dalalka galbeedka Africa ayaa sanadkii tagay laga soo tabiyay dhacdooyin badan oo la xiriira afduubka laga geystay badda, waxa la afduubay 130 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments