Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada sare ee dalkaasi.
Sidoo kale Wasaarada Waxarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ayaa shaacisay 10-ka arday ee ku guuleystay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ka galay kalimaha hore,iyadoo ay ka qeyb galeen 34,908 Ardey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments