Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha dalka oo gaaray ciidamada sugaya amniga keynta Boni

Madaxweynaha dalka oo gaaray ciidamada sugaya amniga keynta Boni

Madaxweynaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa gaaray keynta Boni ee ismaamulka Lamu.
Waxaa uu halkaasi kula kulmay ciidamo ka tirsan waaxyo kala duwan oo sugaya amniga keyntaasi.
Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinayay wasiiradda arrimaha difaaca ee dalka Monica Juma iyo taliyaha guud ee ciidamada gaashaan dhigga Robert Kibochi.
Mr. Kenyatta ayaa saraakiisha kula dardaarmay inay sii laba jibaaraan dadaalkooda si Al-Shabaab aynan ugu dhuumaalaysan keyntaasi.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments