Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xisbiga ANC oo isaga baxay isbahaysiga NASA

DHAGEYSO:Xisbiga ANC oo isaga baxay isbahaysiga NASA

Xisbiga uu hogaamiyo Musalia Mudavadi ayaa isaga baxay isbahaysiga NASA ka dib markii hogaamiyaha Xisbigaas uu shaaciyay inuu u hanqal taagaya jagada madaxtinimada ee dalka.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga ANC ayaa shaaciyay inay isku raaceen in isbahaysiga NASA uu dhankooda ka dhintay.
Waxaa ayna sheegen in xilka ugu sareeya dalka ay la doonayaan doorashada guud ee 2022-ka Musalia Mudavadi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments