Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxda saddex xisbi oo ka hadlay qorsho lagu jebinaya NASA

Madaxda saddex xisbi oo ka hadlay qorsho lagu jebinaya NASA

Hoggaamiyaasha xisbiyada ANC, Wiper iyo Ford-Kenya ee kala ah Musalia Mudavadi, Kalonzo Musyoka iyo Moses Wetangula ayaa yeeshay kulan ku saabsan qaabka ay uga bixi karaan isbeheysiga NASA.
Dhawaan ayay ahayd markii madaxa xisbiga ODM Raila Odinga uu sheegay inuu mas’uuliyiintan kala hadli doono qaabka dib loogu soo dhisi karo isbeheysigii ay ka wada tirsanayeen sanadkii 2017-kii.
Hasa ahaate soo jeedintaasi ayay ku gacan seyreen waxayna ku bahoobeen isbeheysiga ay ugu magacdareen One Kenya Alliance.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments