Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila oo sheegay in ay musuqmaasuq tahay dhaqaalaha uu madaxweyne ku xigeenka...

DHAGEYSO:Raila oo sheegay in ay musuqmaasuq tahay dhaqaalaha uu madaxweyne ku xigeenka siiyo kaniisadaha

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa sheegay in taageerada dhaqaale ee uu ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto siiyo kaniisadaha ay tahay lacag ay dowladdu leedahay islamarkaana la musuqmaasuqay.
Waxaa uu xusay in dhaqaalihii dowladda uu shakhsi u adeegsanaya arrimihiisa gaarka ah.
Mr. Odinga ayaa dhanka kale sheegay in hindisa sharciyeedka BBI ee la doonaya in wax looga beddelo xeerarka wadanka uu mudnaanta siin doono dadka danyarta ee kenyaanka ah.
Hadalkan ayuu jeediyay xilli uu shalay ku sugnaa ismaamulka Kilifi ee gobolka Xeebta.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu ra’iisul wasaarihii hore ee dalka yiri

William Ruto ayaa horay iskaga fogeeyay eedeymaha musuqmaasuqa ee uu u jeediyo Raila Odinga wuxuuna ku dhaliilay inuusan garab siin goobaha diimeed iyo danyarta uga baahan taageerada dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments