Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Mombasa oo maanta ciiday

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Mombasa oo maanta ciiday

Waxaa maanta munaasabadda ciidul adxaa u dabaal degaya qaar ka mid ah dadweynaha ku nool ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta.
Sidoo kale waxaa halkaasi ka socdo kulan ay ka qayb galayaan siyaasiyiin uu hor kacaya madaxa xisbiga ODM Raila Odinga.
Kulankan oo uu marti gelinaya mudanaha deegaanka Mvita Cabdisamad Shariif Naasir ,mas’uuliyiinta ka soo qayb galay iyo nuxurka hadallada ilaa iyo hadda laga jeediyay daqiiqado ka hor Mowlid Maxamad Shuuriye uga warramay wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeebta Maxamad Cabdi Bootaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments