Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo sheegay in asaga Raila, Oparanya uu midkood noqon doono...

DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo sheegay in asaga Raila, Oparanya uu midkood noqon doono madaxweyne xiga ee dalka

Barasaabka ismaamulka Mombasa Cali Xasan Joho ayaa markale xaqiijiyay inuu u sharraxan yahay jagada madaxweyninimo ee doorashada ee 2022-ka.
Waxaa uu carabka ku dhuftay in xisbiga ODM mar uun mustaqbalka u qaban doona hoggaanka ugu sarreeya ee dalka.
Mr Joho ayaa xusay in asaga, Raila Odinga iyo Wycliffe Oparanya u midkood noqon doona madaxweyne xiga ee dalka
Waxaana hadalladiisa ka mid ah

 

Tani ayaa kusoo aadeysa iyadoo toddobaadka dambe xisbiga ODM shaacin doona musharraxa madaxweynenimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments