Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 4 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Mlolongo

4 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Mlolongo

Shil maanta ka dhacay degmada Mlolongo ee ismaamulka Machakos ayaa waxaa ku dhintay 4 qof.
Guddoomiye ku xigeenka dowladda dhexe ku matalo degmadaasi Dennis Ongaga ayaa dhacdadan xaqiijiyay.
Waxaa uu warbaahinta u sheegay in afarta qof ay ku dhinteen isla goobta kadib markii baabuur ah nooca mataatuuda oo ay saarnaayeen uu ku dhacay mid ka mid ah kuwa xamuulka oo la dhigay ka soo horjeedka kaalin shidaal.
Mataatuuda ama gaadiidka dadweynaha ee shilka galay waxaa leh shirkadda baabuurta ee MAPRA
Dhaawac dhowr ah ayaa lagu daweeynaya isbitaallada kala duwan ee ismaamulka Machakos.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments