Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Muuse Biixi oo Shacabka uga digay isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya

DHAGEYSO:Muuse Biixi oo Shacabka uga digay isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, maayarka magaalada Hargeysa, taliyayaasha ciidamada, siyaasiyiin iyo xildhibaanno, ayaa kumanaan kamid ah shacabka Hargeysa salaadda ciidul Adxaa kula tukaday masjidka jaamaca weyn, waxana uu halkaas ka jeediyey khudbad uu bulshada uga digay isticmaalka daroogada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments