Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Garissa oo laga ciidayo iyadoo uu hooseeya taxadarka ka dhanka ah COVID19

DHAGEYSO:Garissa oo laga ciidayo iyadoo uu hooseeya taxadarka ka dhanka ah COVID19

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Garissa ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in iyadoo maanta loo dabaal degaya ciidda carrafo aynan dadweynaha sidii hore ugu baraarugsanayn halista cudurka COVID19.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Garissa Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa khadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments