Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Somaliland oo sii deysay gabdho u xirnaa xirashada calanka Soomaaliya

Somaliland oo sii deysay gabdho u xirnaa xirashada calanka Soomaaliya

Waxaa lasii daayey maanta gabdhihii uggu xirnaa magaalada Gabiley xirashada calanka Soomaaliya, kuwaasoo la xirey dabaal degyadii xoriyadda ee bishii hore.
Gabdhahan ayey tiradoodu gaareysaa soddon iyo shan, halka ay jiraan toddobo ruux oo kale oo ku xiran Boorama.
Gabdhahan lasii daayey ayaa ku xidhnaa xabsiga haweenka ee magaalada Gabiley.
Dhalinyaradan ayaa laga soo xirey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool bishii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments