Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Puntland oo dowladda Sweden kala hadashay howlo ka socda degaanada maamulkaas

Puntland oo dowladda Sweden kala hadashay howlo ka socda degaanada maamulkaas

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta safaaradda Swedan ee Nairobi kula kulmay Petra Smitmanis Dry Madaxa xiriirka iyo horumarinta Sweden Xafiiska Somalia.
Wasiirka ayaa warbixin ka siiyay mashaariicda caafimaad ee ka socda Puntland ee dhaqaalaheeda ay bixiso dawlada Swedan.
Sidoo kale waxa uu la wadaagay qorshayaasha wasaaradda ee sanadka iyo caqabadaha ka jira ee loo bahanyahay in si wadajir ah looga wada shaqeeeyo sidii loo xalin lahaa.
Wasiirka oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ayaa lagu wadaa inuu la kulmo inta uu joogo wadamada ka shaqeeya caafimaadka Soomaliya lana wadaago horumarinada wasaaraddu wado iyo qorshayaasha la doonayo in la gaaro sanadka inta ka dhiman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments