Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Haiti oo xilkiisa wareejin doona

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Haiti oo xilkiisa wareejin doona

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Haiti, Claude Joseph, oo hoggaankiisa qaran la isku haysto tan iyo dilkii 7-dii July loo geystay Madaxweyne Jovenel Moise, ayaa u sheegay wargeyska Washington Post Isniinta maanta ah inuu xukunka wareejin doono.
Ariel Henry, oo uu ra’iisul wasaare u magacaabay Moise laba maalmood ka hor ayaa la wareegi doona xilka.
Beesha ayaana u aqoonsatay inuu yahay “ra’iisul wasaaraha Haiti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments