Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya oo kulan la qaadatay dhigeeda Maraykanka

Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya oo kulan la qaadatay dhigeeda Maraykanka

Wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Raychelle Omamo ayaa kulan la yeelatay xoghayaha waaxda dibadda ee Maraykanka Antony Blinken.
Labadan mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeya dalalkooda.
Waxay isla soo hadal qaadeen helidda tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 iyo sare u qaadidda barnaamijyada dib loogu soo noleynaya dhaqaalaha Kenya si guud ahaan gobolka.
Xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhawaan Kenya la soo gaarsiin doono 1.7 milyan oo ah dawooyinka tallaalka ee COVID19.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments