Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Khasaaraha ka dhashay dhul go’o saameeyay India oo korodhay

Khasaaraha ka dhashay dhul go’o saameeyay India oo korodhay

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ku dhintay dalka India gaar ahaan magaalada Mumbai ka dib dhul go’o ka dhashay roobab xooggan.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada 30 ruux.
Wararka ayaa intaa ku daraya inay burbureen guriyaha labo ka mid ah xaafadaha magaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments