Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 15 qof oo ku dhimatay dhul go’o saameeyay India

In ka badan 15 qof oo ku dhimatay dhul go’o saameeyay India

Ugu yaraan 15 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen magaalada Mumbai ee wadanka India.
Tani ayaa timid ka dib markii uu dhul go’o ka dhashay roobab culus oo halkaasi ka da’ay.
Wararka ayaa intaa ku daraya inay burbureen guriyaha labo ka mid ah xaafadaha magaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments