Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Nin in ka badan 12 sano ka shaqeynaya biyo dhaamin deegaanka Dadaab

DHAGEYSO:Nin in ka badan 12 sano ka shaqeynaya biyo dhaamin deegaanka Dadaab

Inkasto xeryaha qaxotiga Dadaab ay ka jiraan shaqo la’aan iyo duruufo kale haddaba, waxaa jira dadka qaar oo siyaabo kala duwan u shaqeysta.
Waxaa kamid ah Abshir Xasan Ibraahim oo muddo ka badan 12 sano ka shaqeeya biyo dhaaminta.
Waxaa shaqadiisa ukur galay oo warbixintaan kasoo diray Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments