Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Maamulka Jubbaland oo sheegay in doorashada Aqalka Sare ay waqtigeeda ku qaban...

Maamulka Jubbaland oo sheegay in doorashada Aqalka Sare ay waqtigeeda ku qaban doonaan

Maamul goboledka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay iney 25-ka bishaan qaban karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya dowlad goboleedka Jubbaland.
Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments