Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya IEBC oo hakisay tirinta codadkii laga dhiibtay Kiambaa

IEBC oo hakisay tirinta codadkii laga dhiibtay Kiambaa

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada wadanka ee IEBC ayaa si ku meel gaar ah u joojiyay tirinta codadkii ay dhiibteen dadweynaha deegaanka Kiambaa ee ismaamulka Kiambuu oo doorasho ku celis ah ka qayb galay.
IEBC ayaa go’aankeeda ku saleysay inuu qalalaase ka dhashay cabasho ka timid musharaxii Jubilee Kariri Njama iyo taagerayaashiisa.
Waxay walaac ka muujiyeen inuu jiro qorsho la doonayo in loola safto Njuguna Wanjiku oo la tartamaya kana tirsan xisbiga UDA.
Hasa ahaate guddiga doorashooyinka ee dalka ayaa arrinkan gaashaanka u daruuray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments