Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo shaacisay in Talaadada ay maalin fasax ah tahay

Dowladda oo shaacisay in Talaadada ay maalin fasax ah tahay

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa wargeyska rasmiga ee dowladda ku shaaciyay in maalinka Talaadada ee toddobaadka dambe 20-ka bishan ay tahay maalin fasax ah.
Waxay micnaheedu tahay in maalinkaasi laga nasanaya shaqooyinka si muslimiinta ku nool gudaha wadanka ay ugu dabaal degaan munaasabadda ciidul adxaa.
Qoraalkan ayaa la soo dhigay barta rasmiga ee Twitter-ka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaha qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments