Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dabeylo xooggan oo laga cabsi qabo inay ku dhuftaan 15 ismaamul

Dabeylo xooggan oo laga cabsi qabo inay ku dhuftaan 15 ismaamul

Waaxda saadaasha hawada ee dalkani Kenya ayaa sheegtay in laga cabsi qabo laga billaabo maanta inay dabeylo xooggan saameeyaan 15 ka mid ah ismaamullada wadanka.
Deegaannadan ayaa ku yaalla gobollada xeebta , waqooyi galbeed iyo bariga.
Agaasimaha waaxda saadaasha hawada ee dalka Stella Aura ayaa dowlad deegaanada loo cabsi qabo ku sheegtay Marsabit, Turkana, Samburu, Isiolo, Mandera, Wajeer, Garissa, Kitui, Makueni, Taita Taveta, Tana River, Lamu, Kilifi, Mombasa iyo Kwale.
Dadka ku nool ismaamulladan ayaa lagu boorriyay inay feejignaan dheeraad ah muujiyaan oo ayna ka digtoonaadaan hirarka badweynta Indian Ocean.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments