Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Raiisel wasaaraha la magacaabay ee Lubnaan oo xilkiisa ka dagay

Raiisel wasaaraha la magacaabay ee Lubnaan oo xilkiisa ka dagay

Raiisel wasaaraha la magacaabay ee Lubnaan Sacad Xariiri ayaa khamiista xilka ka degay ka dib markii uu ku guuldareystay inuu soo dhiso dowlad loo dhanyahay sideedii bilood ee la soo dhaafay.
Xariiri ayaa iscasilay kadib kulan kooban oo uu qasriga Baabda kula qaatay Madaxweyne Michel Aoun
Xafiiska ra;isul wasaaraha ayaa diiday inuu ka jabaabo warka soo baxay ee ah inuu is casilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments