Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay inay dajinayaan Qorshe Cadaalad dhab ah

DHAGEYSO:Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay inay dajinayaan Qorshe Cadaalad dhab ah

Wasiirka Wasaarada Caddaalada Dowlada Fedraalka Soomaaliya Ayaa wuxuu sheegay in sharci Caddaaladeed oo dhamaystiran an lama samayn karin ilaa ay ka wada shaqeeyaan hay’adaha Garsoorka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.
Wasiirka Cadaalada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur oo la hadlay howlwadeeno ka Tirsan Waaxyaha Cadaalada ee Dowlada dhexe iyo Maamul goboleedyada ayaa sheegay inaan inta badan Diirada la saarin arimaha Cadaalada taasoo keentay inaan sidii la rabay loogu guulaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments