Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulaha Garoonka Berbera oo ka Jawaabay Cabasho dhalinyaradu gobolka qabaan

DHAGEYSO:Maamulaha Garoonka Berbera oo ka Jawaabay Cabasho dhalinyaradu gobolka qabaan

Kadib markii Maalmo ka hor ay dhalinyarada ku nool Magaalada Berbera Cabasho ka Muujiyeen shaqaalaha dhawaan loo qaatay Shaqada Garoonka ayna sheegeen in shaqooyin ay Qaban karaan loo dhiibay dad laga keenay hargaysa iyo Meelo kale ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Maamulka Madaarka Berbera.
Maamulaha Hay adda Duulista iyo Madaarada Somaliland ayaa sheegay in shirkada aan Nidaamka si wacan ula socon ay qorotay Shaqaalaha taasoo keentay Cabashada wuxuuna sidoo kale Xaqiijiyay in laga laabtay shaqaalihii hore ee la qaatay kuwo Cusubna la xayaysiin dooni si ay Codsiyada u soo dirsadaan dhamaan dhalinyarada Soomaaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments