Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Gaadiidleyda Guriceel oo laga doonayo inay qaataan taargada Galmudug

DHAGEYSO:Gaadiidleyda Guriceel oo laga doonayo inay qaataan taargada Galmudug

Daahir Caseer Warsame oo ah Taliye ku xigeenka qaybta gobolka Galgaduud ee Ciidanka Wadooyinka maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in gaadiidleyda degmada Guriceel ay haystaan muddo saddex cisho ah si ay u qaataan summadda baabuurta ee ay dhawaan soo saartay Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments