Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dalalka IGAD oo ka shiray Amniga Badda Cas

Dalalka IGAD oo ka shiray Amniga Badda Cas

Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer u faaqideen sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa galabta lagu soo gebagabeeyay Bishoftu, Ethiopia.
Dal kasta oo IGAD ka tirsan waxaa matalayay wafdi ka kooban Saddex xubnood soomaaliya waxaa matalayay wafdi oo horkacayo Yuusuf Garaad Cumar oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Africa Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Sidoo kale waxaa shirka qeyb ka ahaa aqoonyahanno Soomaali, Ethiopian, Sudanese iyo Kenyan ah oo ka socda xaruumo cilmi baariseed ee gobolka.
Shirka oo uu Guddoomiye ka ahaa Danjire reer Sudan ah, ayaa waxaa hagayay Ergeyga Badda Cas ee IGAD.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments