Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiir Xamse “Waxaan la kulmay caqabad markii jagadan la ii magacaabay”

DHAGEYSO:Wasiir Xamse “Waxaan la kulmay caqabad markii jagadan la ii magacaabay”

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Xamsa Siciid Xamsa ayaa sheegay in Markii loo magacaabay Xilkaan uusan Helin Xafiis uu ku shaqeeyo taasoo Caqabad ku noqotay.
Waxaa uu sheegay in caqabado badan oo ay la kulmeen kadib markii laga wareejiyay wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka oo la geeyay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha hada Shaqada Wasaaradu tahay Saan qaad ama mid dhaqaaqa bilowday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments