Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dhimashada ka dhalatay qalalaasaha ka taagan Koonfur Afrika oo gaartay 32...

Dhimashada ka dhalatay qalalaasaha ka taagan Koonfur Afrika oo gaartay 32 qof

22 qof oo dheeraad ah ayaa ku dhimatay rabshahadaha ka socda dalka Koonfur Afrika, sida maanta uu sheegay sarkaal maxali ah.
Tani ayaa tirada guud ee dhimashada ka dhigtay 32.
Dhimashada gobolka KwaZulu-Natal ayaa hadda maraysa 26, maalin un kadib markii saraakiisha ay xaqiijiyeen in lix qof ay ku dhinteen gobolka Gauteng.
Madaxweyne Cyril Ramaphosa ayaa Isniinta ciidamo geeyay si ay uga caawiyaan booliska joojinta rabshadaha iyo bililiqada ka dhalatay xariga madaxweynihii hore Jacob Zuma.
Koonfur-bari KwaZulu-Nata, gobolka uu ka soo jeedo Zuma – ayaa ah xudunta rabshadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments