Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka Berbera oo ka carooday qaabka loo qaatay shaqaalaha madaarka

DHAGEYSO:Shacabka Berbera oo ka carooday qaabka loo qaatay shaqaalaha madaarka

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa Maanta dhigay banaanbax ay uga Cabanayaan shaqaale Cusub oo Madaarka Magaalada Berbera laga shaqaalaysiiyay kuwaasoo ay sheegeen in laga keenay magaalada Hargaysa halka aysan jirin dad reer Berbera ah oo shaqadaan laga qoray ayagoo tilmaamay inay shaqooyinkaan yihiin kuwo ay qaban karaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments