Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda oo ka dhacay Cuba

Dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda oo ka dhacay Cuba

Kumanaan ka mid ah dadweynaha dalka Cuba ayaa ka qayb qaadanaya dibadbaxyo ka dhan ah dowladda wadankaasi.
Shacabka oo ku dhawaaqaya ereyo ay ka mid tahay xurriyad ayaa madaxweyne Miguel Diaz-Canel ka dalbaday inuu is casilo.
Mudaharaadyada ayaa ka dhacay magaalooyinka Havana iyo Santiago waxaana lagu tilmaamay kuwii ugu waynaa ee halkaasi ka dhacay tobaneeyo sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments