Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xisbiga muxaafidka Soomaaliland oo ku kala qaybsan guddoonka baarlamaanka

DHAGEYSO:Xisbiga muxaafidka Soomaaliland oo ku kala qaybsan guddoonka baarlamaanka

Xildhibaano ka Tirsan golaha Wakiillada jamhuuriyadda iskeed madax bannanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa sheegay inuu xisbi Xaakimku ku kala aragti duwan yahay Cidda loo dooranayo guddoomiye ku xigeenka kobaad ee golaha Wakiillada Soomaaliland.
Mudane Maxamad Xuseen Maydhane oo ka mid ah Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ee laga soo doortay gobolka Awdal oo ka dib markii shirka ay soo gabagabeeyeen Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Hadii la Dhagaysan Waayo ay Ku Biiri Doonaa Isbahaysiga Mucaaradka.
Waxaa uu Sidoo kale Madaxweynaah Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen inuu simo Xaqa ay leeyihiin Beelaha Soomaaliland uuna dhageysto dadka Xaqiiqada kala Hadlaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments